Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Xoogga ee Ugaandha oo Safar ku tegay Baraawe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Xoogga ee Ugaandha oo Safar ku tegay Baraawe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala oo maalmahaan ku
sugnaa dalka ayaa booqasho ku tegay Degmadda Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose oo ay ku
weheliyeen Taliyaha Howlgalka AMISOM Gen Osman Nur Soubagle,Saraakiil Soomaliyeed iyo kuwa Uganda halkaasi oo uu u kuurgalay xaaladda Ciidamadda Soomaliyeed iyo kuwa Uganda ee ka howlgala aagas, isagoo ku dhiirigeliyay kuna amaanay sida ay nabadda iyo xasiloonida ugu soo celiyeen, kadib markii laga xoreeyay Al Shabaab,

Mas’uuliyiintu waxay ka dhageystay warbixin Saraakisha Ciidamadda Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo ka warbixiyay wada shaqeynta Ciidamadda huwanta ah iyo howgaladooda ee ku aadan sifeynta cadowga laga xoreynaayo shacabka soomaliyeed ee ku nool Gobolka shabellaha hoose.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

General Katumba Wamala ayaa Ciidamadda Soomaliyeed ku amaanay sida ay dalkooda u difaacan isagoo ku bogaadiyay inay mar walba xasuustaan inuu dalka Soomaliyeed amnigiisa ay si buuxda Soomalidda kaliya ku hanan karto. wuxuuna sheegay in Dowladda Uganda ay mar waliba taageereyso sidii Ciidanka Soomaliyeed ay u gaari lahaayeen isku filnaasho loogana maarmo joogitaanka Ciidanka AMISOM;

“xalka dalkaan wuxuu ku jiraa gacanta walaalaheena Soomaalida waxaan ku dadaaleeynaa inaan idin taageerno si walboo ay noqotaba balse waxaana idinka rajeynayaa inaad muhimaad gaar ah dhaaman aad siisaan sugidda amniga iyo xasilinta dalka” ayuu yiri General Katumba Wamala.

Taliyaha Ciidamadda Uganda ayaa kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Maamulka Degmadda Baraawe,wuxuuna qiray horumarka ay gaartay Soomaliya inay Baraawe sido kale ay qeyb ka tahay horumarka oo bilic iyo amni maanta ka muuqato.

Previous Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay qaban qaabada doorashada guddoonka Baarlamanka+Dhageyso

Next Post

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka oo deeq lacageed ugu yaboobay guddiga gurmadka abaaraha

Next Post
Guddoomiyaha Barlamanka oo dalka ku soo laabtay kadib safar uu ku tagay dalalka Ciraaq iyo Turkiga

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka oo deeq lacageed ugu yaboobay guddiga gurmadka abaaraha

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In