Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Yemen ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraaqaaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doono Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii...
Read more










