Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Degmada Jalalaqsi iyo deegaanada hoosyimaada, kaasi oo ay ku soo qabteen tiro dad ah oo lala xiriirinayo...
Read moreMuqdisho- 04 May 4, 2016-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka ee uu madaxweynahu magacaabay....
Read moreDoodda ku saabsan qorshaha Xukumadda ee doorashiinka la filayo in sanadkaan ay ka dhacan Soomaaliya oo barlamaanka u soo gudbiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta doodiisa Xildhibaandu soo...
Read moreWaddooyinkan isku xira laamiga hor mara Isbitaalka Digfeer iyo tan wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho oo xirneyd, islamarkanaa si sharci darro ah loo dhistay ayaa maamulka degmada Hodan ee gobolka...
Read moreMuqdisho Shirkada Spectrum ASA waxay si guul ah kusoo gaba-gabeysay xog uruurintii (2D seismic data) dhul badeedka Koonfurta Soomaaliya. Waxay ahayd 5 September 2015 markii Dowladda Federaalka Soomaaliyeed (DFS) iyo...
Read moreDigreetan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa xilka looga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid Cabdullaahi Ilka xanaf iyo guddoomiyihii Racfaanka...
Read moreBeeralayda Gobolka Shabeelada Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in la filayo in wax soosaarkii beeraha ee Gobolka uu kordho, xilli webiga Shabeelle uu biya keenay, roobabkii gu’agana ay ka curteen qeybo...
Read moreTartankan kubadda cagta oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda City ayaa waxaa uu socday muddo bil,waxaana loo qabtay dugsiyada sare ee ku yaala 16 degmo oo ka tirsan gobolka banaadir....
Read moreKulanka baarlamaanka ee maanta oo uuu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaanadu waxa ay guda galeen ka doodista hanaanka doorasho ee dalka, oo uu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho