Wajiga labaad ee soo daad gureynta Soomaalida ku xaniban dalka Yemen oo bilaabaneysa “Dhageyso”
Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Suudaani ayaa sheegay in wajiga labaad ee lagu soo daad gureynayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xaniban dalka Yemen. Axmed Cabdi...
Read more











