Guddiga doorashooyinka iyo guddi amniga doorashooyinka oo tegay Jowhar “SAWIRRO”
Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban iyo guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo tagay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe. Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban, Abuukaate Cumar...
Read more











