Thursday, July 3, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Labo xarun ciidan oo laga hirgelinayo Koonfur galbeed Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
February 1, 2017
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha Madaxweeynaha Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay dawlada Ingiriiska, aygoo ka wada hadlay xero lagu tabaro ciidamada  iyo xaaladaha Caafimaad daro ee haysta  bukaano uu soo ritay cudurka shuban biyoodka  deegaano ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ku simaha Madaxweeyanaha Koonfur Galbeed ahna Wsiirka Beeraha Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in dowladda Britain ay ka caawin doonto dhismaha labo saldhig oo ciidan, si loogu tababaro

Related posts

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

July 2, 2025
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

July 2, 2025

“Afar cisho ka hor waxaa jirtay dhismo aan ka hadalnay oo ah xero ciidan oo aan u dhiseyno ciidamada Maamulka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya, waxaana arrintaasi ay ahayd mid horey ay uga wada hadleen maamulka iyo safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya, maantana waxaan isla qorsheyneynay sidii loo dhameystiri lahaa dhismaha iyo qalabeynta ciidamada maamulka Koonfurgalbeed loo tababbarayo” ayuu yiri Maxamed Xasan Fiqi.

Wasiirka beeraha ayaa sheegay in deegaanka Deynuunaay laga dhiso xarun ciidan oo lagu tababbarayo ciidamada guutada 60aad ee xoogga dalka.

Ku simaha Madaxweeyanaha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dad cabay biyo ku haray war ku taala deegaanka Mosubiye oo ku dhawaad 50 qof oo uu soo wajahay xanuuno ay la ildaranyihiin oo ay ka midtahay shuban iyo matag.

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

C/raxmaan Beyle “Labada bisha waxaa bilaabaneysa hadal jeedinta musharixiinta ee baarlamaanka”

Next Post
DAAWO-Wasiir Beyle oo dhigiisa dalka Cumaan ka helay casuumaad

C/raxmaan Beyle "Labada bisha waxaa bilaabaneysa hadal jeedinta musharixiinta ee baarlamaanka"

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

Mareykanka oo bogaadiyay in Soomaaliya ay qalab casri ah dhigtay Xuduudaha dalka.

July 2, 2025
0

Bayaan ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee xafiiska Muqdisho ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah u...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo kulan doceed kula yeeshay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM

July 2, 2025
0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Sevilla ee uu ka...

NISA oo kaashanaysa Ciidamada deegaanka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno hoostaga Moqokori

NISA oo kaashanaysa Ciidamada deegaanka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno hoostaga Moqokori

July 2, 2025
0

 Ciidanka Nabad-sugidda Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Xoghaya Guddiga Dhaqaalaha QM ee u qaabilsan Afrika

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Xoghaya Guddiga Dhaqaalaha QM ee u qaabilsan Afrika

July 2, 2025
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya Shirweynaha 4-aad ee Horumarinta Maalgashiga Qaramada Midoobay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In