Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreCayaartooyda ku cayaareysay dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo galabta kulan xiiso leh kuwada yeeshay garoonka kubadda cagta ee Koonis, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan...
Read moreShirka madaxda wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya dalka Mauritania, iyadoo arrimaha looga hadlayo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya. Shirka 27aad ee Wadamada carabta ee ka furmaya dalka Mauritania...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreXafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay si rasmi ah u daah-furtay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo...
Read moreWasiiru dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta howlo shaqo u tegey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo uu ku booqday qaar ka midah...
Read moreSiminaarkan oo socday muddo saddex cisho ah ayna soo qaban qaabisay Waaxda tabbabarda iyo shaqalaha ee Wasaaradda Warfaafinta, isla markaana ay bixinayeen quburo ka tirsan Hayadaha Caalamiga ee taageera Suxufiyiinta...
Read moreMuqdisho, July 20, 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta ku qaabiley xafiiskiisa wafdi ballaaran oo ka socda Qaramada Midoobabey, kaas oo ay hoggaaminaysay u qeyb...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho