Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR 07.02.2016 ok
Read moreWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aaden Ibraahim Ferkeeti ayaa soo dhaweeyey ansixintii Goluha Barlamaanku ay ansixiyeen hindisihii ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyada ee ku aadanaa ka xubin noqoshada...
Read moreMadaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo taabaneysa ka jeediyay golaha shacabka ayaa xusay in talada dalka ay wax ku leeyihiin shacabka Soomaaliyeed, isla...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreWaxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda. Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kooxda Shabaab dhawaan laga sifeyn doono guud ahaan gobollada dalka. Wasiirka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa tilmaamay in ciidamada xoogga...
Read moreWasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada caafimaadka Cismaan Daallo, Guddoomiyaha Guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka Xildhibaan Cismaan Maxamuud Dufle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale oo...
Read moreBarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay ka mid noqoshada, Hay’adda Islaamka horumarinta, iyaga oo aqrinta labaad mariyay sharciga leylitirka iyo xuquuqda siyaasiyiinta oo ay soo diyaariyeen guddiga xeer...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho