Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u gudbisay Maxkamadda cadaaladda ee caalamka dukumintiyo ka jawaabayay dalab...
Read moreXildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa akhrinta 3aad mariyay hindise sharciyeedka Sharciga Qaxootiga, iyado akhirnta koowaadna mariyay Hindise...
Read moreSiminaarkan lagu baranayay doorka ay haweenka ku leeyihiin siyaasadda iyo doorashada dalka ee sanadkan 2016-ka ayaa waa loo qabtay sodon haween ah oo ka kala socda gobolada dalka, bulshada rayidka,...
Read moreUgu yaraan labo ruux ayaa dhimatay 10 kalena way ku dhaawacmeen kadib hoobiyeyaal ku dhacay xero ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah oo ku yaalla Laanta koowaad ee degmada Warta...
Read moreXildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa guda geli doona akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedyada Xanaanada xoolaha iyo sharciga...
Read moreMadaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas kormeeray goobo ay ka-mid yihiin Xarunta Dawladda Hoose ee Degmada Boosaaso, Isbitaalka guud ee magaalada iyo Xarunta Guriga Gobolka Bari, waxaana uu...
Read moreTaliyaha hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in xafiis cusub oo laga heli karo baasa boorka Soomaaliga laga hirgeliyay dalka Mareykanka, isla markaana...
Read moreAddis Ababa, 1 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Addis Ababa kulamo kula qaatey iyo diblomaasiyiin caalami ah. Madaxweynaha waxaa uu kulan looga...
Read moreAkristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu so gudbineynaa Sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kulankii uu la qaatey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, khudbaddii uu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho