Taliska qeybta guud ee booliska gobolka banaadir ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay raggii ku luglahaa fal saaka ka dhacay degmada Dharkeyleey ee gobolka banaadir, kaasi oo lagu weeraray labo...
Read moreBahir Dar, 17 April 2016: Shir Madaxeedkii 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa) oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada...
Read moreBahir Dar, 17 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa maanta kulan ay kaga hadlayaan iskaashiga labada dal...
Read moreMunaasabadaan lagu daah furay todobaadka dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay Maalintii Qaranku u asteeyay ee 17-ka April ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta...
Read moreTartan xifdinta Quraanka Kariimka oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda Al-Ishraaq ayaa waxaa ka qeyb galay araday Soomaaliyeed oo ka kala socday 18-ka Gobol ee dalka, iyagoo ku tartami doona...
Read moreMuqdisho, April 17, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii dalalka Islaamka oo looga hadlayay...
Read moreHorjooge ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka ee Howlgalka ka wada bariga Galgaduud. Taliyaha Ciidanka Xoogga Gashaanle Axmed Maxamed Tareedishe ee Bariga Galgaduud ayaa Radio...
Read moreMunaasabada tartanka doorashada hogaanka Ardayda Jaamacadda Galgaduud ayaa lagu qabtay gudaha Jaamacada Galgaduud Universty ee degmada Caabudwaaq. Tartanka doorashada hogaanka Ardayda oo ahaa cod qarsoodi ah, waxa isu soo taagay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho