Abwaan Sangub “Xaaladdayda caafimaad aad bay u soo hagaageysaa” Dhageyso
Guddoomiye ku-xigeenka golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwan Xirsi Dhuux ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Abwaan Maxamed Cabdullaahi Ciise Sangub ay iminka soo hagaageyso xaaladkiisa caafimaad, isla markaana uu bulshada ka...
Read more











