Madaxweynaha Koonfur galbeed oo furay waddo laami ah oo laga hirgeliyay Baydhabo
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa xariga ka jaray waddo Laami ah oo marta magaalada Baydhabo, taasi oo lagu sameeyay dib u dayactir. Munaasabad kooban oo xariga...
Read more











