Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Amniga ayaa kormeeray qaybo ka mid ah xarumaha dowladda ee bur bursan oo ay ka midtay xaruntii maxkamadda Gobolka...
Read moreMaleeshiyada Kooxda Al-shabab ayaa shalay galinkii dambe Ciisa Jemis Mwaisiga oo u dhashay Dalka Tanzania ku dishay goob faagare ah oo ka tirsan magaalada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe. Ciisa...
Read moreMogadishu, 02 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreSiminaarkan kor looga qaadayey Aqoonta Haweenka Gobolka Baay ayaa qabashadiisa waxaa iska kaashadey Ururka isku xirka dhalinyarada Soomaaliyeed SOYDEN iyo UN Women, waxaana uu socodey muddo 5 maalmood ah Mudada...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreMidowga Afrika ayaa sheegay in saddex bil ee soo socota uu sare u qaadayo tababbarka ciidanka Booliska, oo hadda ka bilowday qaar ka mid ah deegaanada Maamul goboleedyada. Warbixin ay...
Read moreDiyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee drones-ka militiga Mareykanka uu leeyahay ayaa maalintii khamiistii waxaa ay fulisay howlgal lagu dilay horjoogiyaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo qorsheeyay dil loo...
Read moreBarnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo Jimco ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay baaqii Wasaaradda awqaafta iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho