Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale ayaa maanta kormeeray Waddada isku xirta Isgoysyada Danwadaagta iyo Soobe sidoo kale wuxuu guddoomiyaha booqday waddada isku xirta isgosyada...
Read moreGuddoomiyaha Guddiga abaaraha ee dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan odoyaal dhaqameed, waxgarad iyo ururrada bulshada rayidka ayaa maanta deeqda hal milyan oo ay dhiibtay dowladda Federaalka...
Read moreGuddomiye ku-xigeenka guddiga badbaadinta suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Ismaaciil Sheekh Khaliif ayaa shirkaan jaraa`id oo uu saxafada ugu qabtey maqaalada Muqdisho waxa uu kaga dhawaaqey in 20ka bishaan lagu qaban...
Read moreDhaqaalahan oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku nool deegaanada Soomaaliland ayaa gaaraya hal milyan oo doolar, taasi oo ka timid madaxda iyo shaqaalaha dowladda Soomaaliya oo...
Read moreMuqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Masar ugu qaabilsan arrimaha Afrika Maxamed...
Read moreMuqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke iyo dowladda...
Read moreWasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya oo uu wehlinayo Wasiir ku-xigeenka caafimaadka ayaa maanta kormeeray isbitaalka Madiina, gaar ahaan qeybta saalada oo dhawaan dab qabsaday, iyagoo u kuurgalayay dabka qabsaday saalada...
Read moreKulankaan oo looga hadlayey la dagaallanka musuq maasuqa iyo kor u qaadidda isla xisaabtan oo uu soo qaban qaabiyey xafiiska handti dhowraha ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaanno, ururda bulshada...
Read moreMogadishu – 2 Apriil, 2016: Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ee Al-Shabaab, ayaa lagu dilay howl-gal si wadajir ah ay xalay ciidamada Midowga Africa (AMISOM) iyo Ciidamada Qaranka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho