Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Erey bixinta doorashooyinka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Erey bixinta doorashooyinka oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

IMG_3694

Kulankan uu soo qaban qaabiyay guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha Arrimaha gudaha, tacliinta sare, quburo ku xeel dheer afka Hooyo, ururrada bulshada rayidka, Wakiilo ka socday UN-ka iyo xubno kale ayaa looga dooday erey bixinta ku saabsan doorashooyinka, si bulshada Soomaaliyeed ay wax badan uga fahmaan macnaha doorasho ay tahay.

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

Shirka ayaa looga dooday 30 erey oo laga soo turjumay luuqado kale, kuwaasi oo ay macno ahaan soo diyaariyeen qoroyaasha kala ah Axmed Faarax Idaajaa, Yuusuf Garaad Cumar iyo C/fataax Cabdullaahi Gacmo dheere, iyadoo Yuusuf Garaad iyo C/fataax Gacmo dheere ay ka goobta ka soo jeediyeen waxa ay soo diyaariyeen.

Intaas kadib ka qeyb galayaasha ayaa ka dooday erey bixinta doorashooyinka, iyagoo soo jeediyay in lagu darro tallooyin iyo sida ku haboon ee loo isticmaali karo ereyada afafka qalaad ku qoran ee la turjumay.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Cismaan Xaliimo Yareey oo Warbaahinta la hadashay ayaa tilmaamtay in quburadii ka qeyb galay kulanka ay maanta ka doodeen 30 erey, ayna joogteynayaan qabashada kulamada nuucaani oo kale ah..

Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in ujeedka guddiga ay tahay sidii dalkan ay u gaarsiin lahaayeen doorasho cod iyo hal qof ah, inta ka horeysana ay diyaarinayaan habkii loo mari lahaa doorashada.

Doodan ku saabsan erey bixinta doorashooyinka ayaa imaaneysa xilli ay nagu soo fool leedahay doorashada Madaxtinimo ee dalka oo waqti dhaw ka dhacay dalka.

IMG_3656 (2) IMG_3660 (2) IMG_3661 (2) IMG_3662 IMG_3664 (2) IMG_3668 IMG_3670 (2) IMG_3671 IMG_3672 (2) IMG_3674 (2) IMG_3675 (2) IMG_3677 IMG_3678 (2) IMG_3681 IMG_3683 IMG_3686 IMG_3688 IMG_3689 IMG_3692 IMG_3694 IMG_3701 IMG_3705 IMG_3711 IMG_3721 IMG_3724 IMG_3727 IMG_3732

IMG_3735 IMG_3742

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Feereysane

 

 

 

Previous Post

Golaha ammaanka oo taageeray go’aanki madaxweynaha

Next Post

Goobaha loogu talagalay bixinta kaararka aqoonsiga oo la kormeeray “SAWIRRO”

Next Post
Goobaha loogu talagalay bixinta kaararka aqoonsiga oo la kormeeray “SAWIRRO”

Goobaha loogu talagalay bixinta kaararka aqoonsiga oo la kormeeray "SAWIRRO"

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In