Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Marwada Madaxweynaha “Hooyadu waa inay heshaa xarun lagu baxnaaniyo” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Marwada Madaxweynaha “Hooyadu waa inay heshaa xarun lagu baxnaaniyo” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

DSC02491

Munaasabad lagu xusayey ka hortaga isku furanka Hooyada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa ka qeyb gashay Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan, Wasiir ku-xigeenka caafimaadka, agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka, guddoomiyha ururka haweenka gobolka Banaadir, gudoomiye ku-xigeenka Haweenka Qaranka iyo  hay’adaha  Wasaaradda caafimaadka ka gacan siiya ka hortaga halista isku furanaka haweenka waqtiga dhalamada ku yimaada.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026

Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawahir Baarqab ayaa xustay in isku furanka uu sameeyn xun ku yeeshay haweenka Soomaaliyeed.

“waxaan ognahay in isku furanka sameyn balaaran uu ku yeeshay haweenka, ilaa ay la kulmaan takoor, loo furo dhibkii ka soo gaaray markii ay dhalaysay daryeel la’aanta caafimaad ay waysay cid umulisa darteed.”

Canab Xasan guddoomiye ku-xigeenka Ururka Haweenka Qaranka ayaa tilmaantay hooyada uurka leh ay u baahnatahay xarun caafimaadka ,si looga badbaado ,halista isku furanka .

“waxaa loo baahan yahay dadaal dheeraad ah oo haweenka Soomaaiyeed lagu badbaadinayo ma udul qaadan karno in ay geeriyooto Hooyo Soomaaliyeed ee waysay meel ay ku Umusho ama ay isku furanto.”

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi ayaa xusay in Wasaaradda ay ka dagaalamayso in Hooyo Soomaaliyeed oo foolanaysa ay isku furanto, aydoo waysay umuliso xirfadle leh.

Marw Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa xustay in loo bahanyahay in Hooyada ay dhibkeeda sheegan karto, isla markaana la helo cid ka jawaabta, waxaana ay intaa ku dartay in Hooyada ay marto marxalado badan marka ay uurka leedahay ilaa iyo inta a ka dhaleyso, ayna xaq u leedahay inay hesho daryeel caafimaad oo taam ah.

Dhowr iyo 20-ki sano ee ugu dambeeyay isku furanka waxa loo yaqaan waxa uu saameyn ku yeeshay haween badan, kuwaasi oo aan helin daryeelkii loo bahnaa xilliga dhalmada.

DSC02286 DSC02291 DSC02299 DSC02307 DSC02313 DSC02314 DSC02315 DSC02317 DSC02319 DSC02320 DSC02321 DSC02322 DSC02323 DSC02325 DSC02328 DSC02329 DSC02330 DSC02331 DSC02332 DSC02334 DSC02335 DSC02337 DSC02339 DSC02341 DSC02342 DSC02343 DSC02345 DSC02351 DSC02363 DSC02370 DSC02371 DSC02373 DSC02374 DSC02375 DSC02376 DSC02377 DSC02379 DSC02380 DSC02388 DSC02389 DSC02391 DSC02392 DSC02396  DSC02400 DSC02402 DSC02403 DSC02404 DSC02408 DSC02411 DSC02415 DSC02419 DSC02423 DSC02427 DSC02429 DSC02444 DSC02447 DSC02456 DSC02463 DSC02475 DSC02486 DSC02487 DSC02488 DSC02491 DSC03904

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

 

 

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka ka furmay Istambul

Next Post

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed oo Taliye Cusub u Magacaabay Galmudug “SAWIRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed oo Taliye Cusub u Magacaabay  Galmudug “SAWIRO”

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed oo Taliye Cusub u Magacaabay Galmudug "SAWIRO"

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 23, 2026
0

Waxaa maanta Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta Super El...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In