Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed oo Taliye Cusub u Magacaabay Galmudug “SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
May 23, 2016
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyed oo Taliye Cusub u Magacaabay  Galmudug “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Maamulka Galmudug u magacaabay Sarrkaal noqon doona Taliyahaย Ciidanka Asluubta Maamulkaasi, iyada oo sidoo kale Madaxweynaha Galmudug uu maanta Booqaday Xarunta Taliska Ciidanak Asluubta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Galmudug ayaaย kormeer ku sameeyay qeybo kamid ah Taliska oo ay ka mida tahay Xaruntaย Tobabarada iyo Dhaqan Celinta Maxaabista, Madaxweynaha wuxuu halkaas kusoo arkay warshadi oo shaqo Balaaran kasocota, iyo maxaabisti oo baraneysa xirfado kala duwan sida harqaanka iyo waxsoo saarka qalabyada xafiisyada,Guryaha iyo Goobaha waxbarashada loo isticmaalo.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa kormeerka ku wehliyay Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac aya Goobta hadalo kooban ka jeediyay:-

“Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyed laga bilaabo maanta wuxuu u magaacabay Taliye Cusub Taliska Ciidanka Asluubta Galmudug Waxan ku wareejinay Sarkaalka Madaxweynaha Galmudug, Madaxweynaha oo inaga codsaday inan usoo xulno sarkaal waxbadan ka bedeli kara Ciidanka Asluubta Galmudug, Madaxweynihi ugu horeeyay ee Maamulada dalka ka jira ee soo booqda Taliska Guud ee Ciidana Asluubta Soomaaliyed ayaa tahay wadna ku mahadsan tahay, Waxan kaloo usoo jeedineyna Madaxda maamulada kale ee ka jira inay soo booqdan Taliska”

Ugu danbeyn waxa hadalo kooban oo mahadnaq iyo bogaadin halkaas ka jeediyay Madaxweynaha Galmudug:-

“Wey ku mahadsan yihiin Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Dadaalada ay ugu jiraan dib udhiska ciidanka, Waxey kalo ku mahadsan yihiin Sarkaalka ay inoo soo xuleen oo aan aaminsan nahay in uu waxbadan ka bedeli doono Taliska Ciidanka Asluubta Galmudug”

asl (2) asl (3) asl (4) asl (5) asl (6) asl (7) asl (8) asl (9) asl (10) asl (1)

–DHAMAAD–

Previous Post

Marwada Madaxweynaha “Hooyadu waa inay heshaa xarun lagu baxnaaniyo” SAWIRRO

Next Post

Raโ€™iisul Wasaaraha Dalka oo ku baaqay in Gurmad loo fidiyo Shacabka uu saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle ee Beledweyne.

Next Post
SAWIRO “Ciidanka Xoogga Dalka oo Gurmad u fidiyay Dadka fatahaada iyo Dagaalka uu ku saameeyay baladwayneโ€

Raโ€™iisul Wasaaraha Dalka oo ku baaqay in Gurmad loo fidiyo Shacabka uu saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle ee Beledweyne.

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In