Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidan tababbar loogu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidan tababbar loogu soo xiray Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamadaan tababarkan loosoo gabagabeeyey oo laga soo kala xuley degmooyinka gobolka banadir ayaa mudadii tababarkani socdey ee aheyd 7 maalmood waxey ku barteen sidi ay ula shaqeyn lahaayeen shacabka soomaaliyeed ee ku kala dhaqan degmooyinka Saldhigyadoodu ay ku yaalan

Agaasimaha guud ee Wasaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka booliska ayaa u soo xiray tababbarka usoo qabanqaabiyey xafiiska wacyi-gelinta Wasaradda Amniga Gudaha

Related posts

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026

Agaasimaha waaxda wacyi gelinta iyo xiriirka bulshada Wasaradda Amniga Gudaha Cabdullaahi Faarax Siyaasi oo ugu horeyn kulanka tababbarka looguso xiraayey ciidamada hadalka jeediyey ayaa ugu baaqay inay si cadaalad ah bulshada ugu adeegaan.

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo asna la dardaarmayey Ciidamada tababarkan usoo xirmay ayaa uga mahadceliyay intii soo qaban qaabisay, waxaana uu xusay in boolisku uu yahay saaxiibka koowaad ee bulshada.

Agaasimaha guud ee Wasaradda Amniga Gudaha Mudane Yuusuf Cali Maxamed  ayaa shegey Wasaraddu ay u taagantahey sidii shacabka Soomaaliyeed shaqada ciidanku hayaan qeybtooda uga qaadan lahaayeen sida darteedna loogu bahdey tababarada ceynkan ah

Ciidanka ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin ka turjuneysa waxa ay barteen.

 

IMG_3371 IMG_3388  IMG_3390 IMG_3395 IMG_3396 IMG_3398 IMG_3406 IMG_3408 IMG_3422 IMG_3427 IMG_3435 IMG_3449 IMG_3450 IMG_3453 IMG_3454 IMG_3455 IMG_3457 IMG_3460 IMG_3468 IMG_3470 IMG_3471 IMG_3476 IMG_3481 IMG_3489 IMG_3503 IMG_3507 IMG_3510 IMG_3515 IMG_3519 IMG_3557

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Feereysane

Previous Post

Tababar maanta loo furay shaqaale ka tirsan wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

August 24, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur...

Hay’adda Qaxootiga oo la wareegtay daawo loogu talagalay dadka dalka kusoo laabanaya

Hay’adda Qaxootiga oo la wareegtay daawo loogu talagalay dadka dalka kusoo laabanaya

August 24, 2026
0

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa la wareegtay daawo iyo agab caafimaad oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee dalka kusoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In