Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, iyadoo sidoo kale halkaasi ay gaareen ganacsato ka socota dalka...
Read moreMadaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira kuwo caalami ah iyo kuwo maxalli ah, kuwaas oo dhammaantood...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Muqtaar Ibraahim oo faah...
Read moreBoqolaal Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada ku yaala dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in dhibaatooyin ad u daran ay ku heysato jeelasha ay ku jiraan, ayagoo dowladda Soomaaliya ka...
Read moreXeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ku sugan dalka Holland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u gudbisay Maxkamadda cadaaladda ee caalamka dukumintiyo ka jawaabayay dalab...
Read moreXildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa akhrinta 3aad mariyay hindise sharciyeedka Sharciga Qaxootiga, iyado akhirnta koowaadna mariyay Hindise...
Read moreSiminaarkan lagu baranayay doorka ay haweenka ku leeyihiin siyaasadda iyo doorashada dalka ee sanadkan 2016-ka ayaa waa loo qabtay sodon haween ah oo ka kala socda gobolada dalka, bulshada rayidka,...
Read moreUgu yaraan labo ruux ayaa dhimatay 10 kalena way ku dhaawacmeen kadib hoobiyeyaal ku dhacay xero ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah oo ku yaalla Laanta koowaad ee degmada Warta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho