Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo kulan qado u sameysay haweenka baarlamaanka ku jira
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta kulan qado sharaf ugu sameysay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Xildhibaanada haweenka ah ee ku jira baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo...
Read more










