Xildhibaannada Baarlaamanka oo loo qeybiyay dib eegista miisaaniyadda 2015-ka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo hadal ka jeediyey furitaanka kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ugu horeyn howlwadeennada iyo Xildhibaannada Baarlamaanka uga tacsideeyey geerida ku timid...
Read more