Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa ka qeyb galay munaasad ku saabsan soo nooleynta dhaqanka oo lagu qabtay xarunta Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir....
Read moreWasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad ku saabsan daahfurka daraasadda sare ee Jaamacadda oo ay iska kaasahnayaan Jaamacadaha Al-Hilaal iyo Al-Butana ee dalka Sudan,...
Read moreWasaarada Xanaadanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa maanta daahfurtay mashruuca ka hortaga xaalufka dhirta, waxaana ka soo qayb galay Wasiirka Kalluumaysiga mudane Maxamed Cumar Caymooy, Wasiir ku-xigeenka Batroolka mudane Maxamed...
Read moreIfraax Macalin Axmed oo ah Gabar Soomalaiyed oo u ololeysa arrimaha xaquuqal insaanka isla markaana dhawaan ku guuleysatay biladda haweenka u oleysa xaquuqda haweenka Africa ayaa waxay maanta deeq gaarsiisay...
Read moreJohannesburg, 14 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 25-aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfuur...
Read moreCiidamada AMISOM ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal dahwaan deegaanka Jameeco oo ilaa iyo 18-kiilo mitir dhinaca bari kaga beegan degmada Buur hakabe ee Gobolka u dhex...
Read moreMaamulka Galmudug ayaa ka dayriyay xaaladda nololeed dadka naafada ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli ay foodda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan. Guddoomiyaha Gaalkacyo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho