Wasiirada Difaaca iyo amniga oo baarlamaanka su’aallo lagu weydiiyay
Furitaanka kulanka baarlamaanka ee maanta waxaa Xildhibaanada loogu akhriyay mooshinka loogu yeeray Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga ee Dowladda Soomaaliya, waxaana mooshinkaasi akhrisay Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ahayd...
Read more










