11-ka Janaayo oo ka mid ah maalmaha astaanta u ah Soomaaliya (Dhageyso Faalo arrintaasi ka hadlaysa)
Maanta oo ah 11 bisha Janaayo, waxaa ay ku asteysan tahay maalintii uu dhacay dagaalkii loogu magac daray “Hanoolaato” kaas oo dhex maray gumeystihii Talyaaniga iyo Dhallinyaradii Gobanimo doonka Soomaaliyeed...
Read more











