Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tilmaamay in shirka ay ka soo bixi doonaan go’aanno muhiim u ah hananka doorasho ee lagu qabanayo gudaha dalka. Madasha Wadatashiga...
Read moreKulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ururrada bulshada rayidka ah iyo dowladda oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu...
Read moreKaalmo lacageed oo ay iska soo uruurriyeen suxufiyiinn iyo waalidiin ku nool dalka Ingiriiska ayaa maanta la gaarsiiyay carruurtii ay dhaleen Allaha u naxariistee Liibaan Cali Nuur iyo Hindiyo Xaaji...
Read moreMajmaca Culumada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa kulan ugu qabtay Jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Johannesburg, kaas oo lagu wacygalinayay Jaaliyadda gaar ahaan dhallinyarada. Kulankaas oo barbar socday sinimaar ayaa waxaa kasoo...
Read moreWafdi heerar kala duwan leh oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno, siyaasiyiin, ergooyin ayaa ku qul qulaya magaalada Jowhar, iyadoo ay socoto qaban qaabada shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo...
Read moreXildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo mudooyinkan dambe ku sugnaa gobolka Bakool, ayaa kormeer ay ugu kuurgalayeen xaaladda dadka ku dhaqan degmada Rabdhuure ku tageen halkaasi Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed...
Read moreWasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa la kulmay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Cuthman, ayagoo ka wada hadlay sidii labada dowladood ay...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho