Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarun caafimaad oo markii u horeeysay laga hirgaliyay Deegaanka Bitaale ee Gobalka Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xarun caafimaad oo markii u horeeysay laga hirgaliyay Deegaanka Bitaale ee Gobalka Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda furitaanka isbitaalka deegaanka Bitaale ee Waqooyi Bari Gobalka Mudug ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka gobalka Mudug waxgarad, dhaqaatiir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deegaankaasi Bitaale

Ugu horeeyna waxaa munaasabada ka hadlay Xaliimo Jaamac Cilmi iyo Dr Cali Daahir Mire oo ka mida dadkii ka qeyb galay munaasabadda xariga looga jarayay isbitaalka Bitaale ayaa sheegay in dib u howlgalinta isbitaalkan ay gacan ka geysteen Dhaqaatiir Soomaaliyeed ku kula sugan dalka iyo dibadda, isbitaalkuna uu noqan doono mid si lacag la’aan ah loogu daweeyn doono bulshada ku nool deegaanada dhaca dhanka Waqooyi Bari Gobalka Mudug

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Qaar ka mida qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool deegaanka Bitaale oo hadalo ka jeediyay xaflada furitaanka isbitaalka Bitaale ayaa sheegay in deegaankaasi ay ka jireen dhibaatooyin fara badan oo la xariira dhanka adeegyada bulshada, gaar ahaan caafimaadka waxbarashada iyo biyaha.

Ugu danbeeyn guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdirashiid Xaashi Cartan ayaa ka dhawaajiyay in ka maamul ahaan ay ku dadaali doonaan wax ka qabashada baahiyada dhanka adeega bulshada ee ka jira guud ahaan deegaanada Gobalka mudug

Qaar ka mida dhaqaatiirtii ka qeyb gashay munaasabada ayaa intii ay socatay waxa ay halkaasi baaritaanno caafimaad iyo daweeyn lacag la’aan ah ugu sameeyeen in ka badan 100 ruux oo isugu jira carruur iyo haween

1 (1) 1 (2) 1 (3) 1 (4) 1 (5) 1 (6) 1 (7) 1 (8) 1 (9) 1 (10) 1 (11) 1 (12) 1 (13) 1 (15) 1 (16) 1 (20) 1 (21) DR CALI DAAHIR MIRE GUDOOMIYAHA GOBALKA MUDUG XALIIMO JAAMAC CILMI QARAD

Sawir Qaade Wariye C/risaaq Maxamed Axmed Wakiilka Warbaahinta Qaranka Gobalka Mudug

Previous Post

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaran oo soo bandhigay Jago Bannaan

Next Post

Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Walde ayaa Maanta Lagu Aasay Nairobi”Sawirro”

Next Post
Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Walde ayaa Maanta Lagu Aasay Nairobi”Sawirro”

Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Walde ayaa Maanta Lagu Aasay Nairobi"Sawirro"

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In