Madaxweyne Xasan oo arday Soomaaliyeed kula kulmey magaalada Bursa ee dalka Turkiga “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa ee waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga. Waxaa uu Madaxweynaha ardaydaasi...
Read more










