Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay wado qorshe kor loogu qaadayo dhaqaalaha dalka, isla markaana siyaasad loogu dajinayo nidaamka canshuuraha. Ra’iisul wasaare Cumar...
Read moreWasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka iyo taliyeyaasha ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad uu xilka kula wareegayey Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay...
Read moreXildhibaanadan maanta kormeerka ku tagay deegaanka Gidhays oo 20-Km dhinaca Koofur bari ka xiga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa kala ahaa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi, Xildhinaan Bishaaro Cabdi Garabey...
Read moreMuqdisho, 09, May, 2015...Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa maanta hortagay...
Read moreWasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay xilliga kama dambeysta ah ee la qaadayo Imtixaannaadka guud ee dugsiyada sare ee waxbarashada ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Mas’uuliyinta Wasaaradda Waxbarshada, Hidaha...
Read moreMudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa loo qeyb-biyey barnaamijka Xukuumadda oo faah-faahsan kaddib markii uu hortagay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee...
Read moreRoobab xoogan oo todobaadyadii u danbeeyay ka da'ayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa saameeyn ku yeeshay isu socadkii iyo dhaq dhaqaaqii ganacsi ee ka jiray qeybo ka mid...
Read moreMadaxa Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guters oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa booqday xeryaha qaxootiga...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho