Kulan looga hadlayay abaaraha Puntland oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa kulan la qaatay guddigii abaaraha oo uu magcaabay Madaxweynaha Puntland, kuwaas oo uu guddoomiye u yahay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,...
Read more









