Baarlamaanka oo u codeynaya qodobka 10 aad ee guddiga xuduudaha
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa u codeynaya qodobka 10-aad ee sharciga xuduudaha, iyagoo akhrinta labaad marinaya sharciga axsaabta. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud Habdhowraha...
Read more








