Shir nabadeyn ah oo u dhaxeeya beellaha wada dega gobolka Mudug ayey ku yeesheen magaalada Gaalkacyo odayaasha dhaqanka ee Puntland iyo Galmudug. Shirkan oo ka dhacay bartamaha magaalada Gaalkacyo waxa...
Read moreAkhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Saxaafadda Qaranka waxaa Golaha shacabka dib ugu soo celiyey maanta guddiga Warfaafinta,dhaqanka iyo isgaarsiinta ee Baarlamaanka waxaana Guddoomiyaha Guddigaasi Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi oo xildhibaannada ka hor hadlay uu...
Read moreWasiiro ka tirsan Maamul Goboleedka Koofur galbeed ayaa maanta kormeer ku tegay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool si ay usoo qiimeeyaan xaaladaha beni’aadanimo ee ka jira Degmadaasi. Wafdiga waxa hogaaminayay...
Read moreArdayda Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan ee hoostaga Mu’asasada Maka Al-mukarama ayaa deeq lacageed oo gaareysa $1000 (kun dollar) gaarsiiyay Maryama Afrika oo ku xanuunsaneysa xaafad ku taalla degmada Waabari ee...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo uu wehliyo Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaalla ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad shahaadooyin...
Read moreMunaasabad lagu daah furayay olole ku saabsan deeq bixin xagga dhiiga ah oo ay soo qaban qaabiyeen arday wax ka barata Jaamacadda banaadir oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka...
Read moreTaliyaha Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Hay’adaha Amniga ay sameeyeen istiraatiijiyad looga hortagayo weerarada Argagixisanimo ee mararka qaar ka dhaca caasimadda Muqdisho ee ay soo...
Read moreGuddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in sharciga dhismaha Guddiga madaxabanana ee Xuquuqul insaanka dhawaan la horgeyn doono Baarlamanka. Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in ra’yiga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho