ciidanka booliska oo xalay degmada Heliwaa ku dilay Shabaab weerar ku soo qaaday saldhigga
Ciidamada Booliska ayaa ku guuleystay inay fashilyaan weerar Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab xalay kusoo qaaday saldhigga Booliska Degmada Heliwaaa ee Gobolkan Banaadir, iyadoo Ciidamadu halkaasi ay kula wareegeen...
Read more











