Musharax Mideeye oo kulamo la leh Xildhibaannada cusub
Iyadoo ay heer gabagabo ah marayso taratanka Madaxatinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa isa soo taraya kulamada uu Musharax Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” la yeelano Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka...
Read more