Dowladda Soomaaliya oo WFP u cusbooneysiisay heshiis ay uga howlgaleyso dalka
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u cusbooneysiisay heshiis ay hey’adda WFP uga howlgaleyso Soomaaliya kadib markii uu idlaaday waqtiga heshiiskii...
Read more










