Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcale iyo qaar ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ayaa maanta Gacmahooda ku Nadafiiyey qeybo badan oo kamid ah waddooyinka degmada...
Read moreGeneva:- Ra'isul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafdi la socdo oo ay ka mid yihiin La Taliyaha Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cabdi Yuusuf...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreWasiirka difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa shir jaraa’id oo uu u qabtay Warbaahinta ku faah faahiyay in nin u dhashay dalka Mareykanka, kana tirsanaa argagixisada...
Read moreBaarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa loo qeybiyay miisaaniyada sanadka 2016-ka, si ay u meelmariyaan. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Read moreMuqdisho, 09 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir laba maalmod socon doona oo ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo...
Read moreDoodani oo lagu qabtay magaalada Pretoria ayna iska kaashadeen Safaaradaha Soomaaliya iyo Sweden ee Dalka Koonfur Afrika, loogana hadlayay iska dhexgalka bulshada gaar ahaan Soomaalida Koonfur Afrika iyo dadka South...
Read moreWasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan looga tashabayo hindise sharciyeedka ka hortagga xadgudubka kufsiga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho