Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in ciidanka XDS ay dib ula wareegeen Marka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in ciidanka XDS ay dib ula wareegeen Marka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir maareeye ayaa shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen waxa ay uga hadleen howlgallo ka socda gobolka Shabeelaha Hoose.

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diihi ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ay la wareegeen magaalada Marka, isagoo xusay in amniga magaaladu ay tahay mid la isku haleyn karo, shacabkana ay la shaqeeyaan hay’adaha amniga.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Warbaahinta ugu baaqay inaysan ka bad badinin wararka la xiriira xagga amniga, waxaana uu shacabka ku nool gobolka Shabeelaha Hoose ka codsaday inay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka, si loga hortago dhagarta ay maleegayaan maleeshiyada Al-Shabaab.

Shirka jaraa’id ayaa yimid xilli la sheegay in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay xoogaa saacado gudaha u soo galeen magaalada Marka, taasi oo aakhirkii dambe keentay in ciidanka xoogga dalka ay kala eryaan maleeshiyaadkii magaalada soo galay.

IMG_1238 IMG_1241 IMG_1243 IMG_1245 IMG_1250 IMG_1254  IMG_1261

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdulaahi Maxamed Feereysane

 

 

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Baarlamaanka oo ogolaaday ka mid noqoshada Hay’adda Islaamka horumarinta

Next Post
Baarlamanka oo ansixiyay qaraarka dib u eegista kharashaadka dowladda

Baarlamaanka oo ogolaaday ka mid noqoshada Hay’adda Islaamka horumarinta

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In