Baarlamaanka oo ka hadlay Hindise sharciyeedka Iibka iyo qandaraasyada Qaranka
Mudayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ayaa guda galay akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka Iibka iyo qandaraasyada Qaranka. Hindise sharciyeedka Iibka iyo...
Read more










