Akristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu so gudbineynaa Sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kulankii uu la qaatey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, khudbaddii uu ka jeediyay Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika iyo kulamadii kale ee uu la qaatay wafuudda ka qeyb gashay shirka.
Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum-2025
RADIO MUQDISHO(DOHA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb...




















