Wasiir Maareeye “Waxaa jirta cinwaanno been abuur ah oo magacyada Madaxda lagaga been sheego”
Muqdisho.04.10.2015. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa shaaciyay in uu jiro cinwaan barta bulshada wadaagto loo adeegsado, isla markaana ah mid been...
Read more










