Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta isbitaalka Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Axaddii la soo dhaafay ka dhacay hotelka Saxafi ee magaalada...
Read moreMaxkamadda gobolka banaadir ayaa maanta la horgeeyay eedesanayal ajaanib ah, kuwasoo lagu soo eedeyay in ay si sharci darro ah ay ku joogeen gudaha dalka, waxaana maxkamadda goob joog ka...
Read moreWasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya iyo guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ayaa kulan la qaatay mas’uulyiin ka tirsan maamul goboleedyada kira dalka. Kulankan oo uu soo qaban...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta furay shir looga arrinsanayo sharciga samaynta Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka. Shirkaan wada tashiga ee looga hadlayo...
Read moreMunaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda SIU oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka sare ee Jaamacadda, macalimiin, abwaanno, arday iyo...
Read moreErgada Joogtada Soomaaliyeed ee Qaramada Midoobay oo ka qeybgashay doodda Golaha guud ee Qaramada Midoobay oo looga dooday, kordhinta xubaha joogtada ah ee Golaha Amniga, oo ay jiraan dalal dhowr...
Read moreKulanka Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay kasoo qeybgaleen Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla...
Read moreWasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Wasiirada Shaqada ee Dalalka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho