Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo shir heer sare ah uga qeyb galaya Tanzania “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay dalka Tanzania halkaasi oo furmaya shirka guddoomiyeyaasha Maxkamadaha sare ee qaaradda Africa. Mudane Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf Guddomiyah Maxkamada Sare ee...
Read more











