Ardayda Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan ee hoostaga Mu’asasada Maka Al-mukarama ayaa deeq lacageed oo gaareysa $1000 (kun dollar) gaarsiiyay Maryama Afrika oo ku xanuunsaneysa xaafad ku taalla degmada Waabari ee...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo uu wehliyo Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaalla ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad shahaadooyin...
Read moreMunaasabad lagu daah furayay olole ku saabsan deeq bixin xagga dhiiga ah oo ay soo qaban qaabiyeen arday wax ka barata Jaamacadda banaadir oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno ka...
Read moreTaliyaha Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Hay’adaha Amniga ay sameeyeen istiraatiijiyad looga hortagayo weerarada Argagixisanimo ee mararka qaar ka dhaca caasimadda Muqdisho ee ay soo...
Read moreGuddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in sharciga dhismaha Guddiga madaxabanana ee Xuquuqul insaanka dhawaan la horgeyn doono Baarlamanka. Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in ra’yiga...
Read moreBanaanbax looga soo horjeedo weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku laayeen dad wax gal u ahaa bulshada Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay hay’adda wada hadalka bulshada ee CCD ayaa maanta ...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta deeq isug jirta raashin iyo makiinadda lagu shiido raashinka gaarsiiyay qaxootiga Yemen ee degan dhismaha Safaaradda Yemen ay ku leedahay dalka,...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho