Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Isbitaal Madiina+Sawirro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Isbitaal Madiina+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga adeega bulashada ee Baarlamaanka Soomaaliya Dr Cismaan Maxamuud Dufle iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa maanta booqday bukaanada ku jira isbtaalka Madiina, gaar ahaan dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku qaaday maqaaxi ku taala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha iyo xubnaha ku waheliya kormeerka ayaa booqday qeybaha kala duwan ee isbitaalka Madiina, halkaasi oo ay ka socotay howlo dayactir ah oo dib loogu howglgelinayo qeybo hor leh oo isbitaalka ka mid ah, iyadoo intii ay kormeerka ku jireen ay xog wareysi la yeesheen qaar ka mid ah bukaanada ku jira isbitaalka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Agaasimaha Isbitaalka Madiina ,Dr Maxamed Yuusf ayaa wafdiga uga warbixiyay xaalada caafimaad ee bukaanada ku jira isbitaalka Madiina.

Dr Cabdsiis Sheekh Yuusuf Direed, oo ah Guddoomiyaha Gudi Hoosaadka Caafimaadka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bogaadiyay madaxda iyo howlwadeenada isbtaalka Madiina adeegyada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Guddiga adeega bulashadda Golaha Shacabka, Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle, ayaa tilmaamay in ujeeddada ugu weyn booqashadooda ay tahay ka warqabka adeegayada caafimaad iyo bulshada ay helaan, kaasi oo qeyb ka ah warbixin sanadeedka la xiriira adeegyada bulshada, oo sanadkii mar ay golaha baarlamaanka horgeeyaan.

Dr Cismaan Maxamed Maxamud Dufle ayaa u sharxan bilada Nobole Peace prize, kadib markii uu dhawaan ku guuleystay bilad sharafeed ay guddoonsiisay hay’ad fadhigeegu yahay dalka Talyaanniga, kaasi oo uu ku muteystay u adeegidda bulshada.

bukan-eg-1 (1) bukan-eg-2 bukan-eg-3 bukan-eg-4 bukan-eg-5 bukan-eg-6 bukan-eg-7 bukan-eg-9

Previous Post

Guddoomiyaha Barlamanka oo dalka ku soo laabtay kadib safar uu ku tagay dalalka Ciraaq iyo Turkiga

Next Post

Taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada xoogga dalka Oo Lagu Wareejiyay Dawooyin “Sawirro”

Next Post
Taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada xoogga dalka Oo Lagu Wareejiyay Dawooyin “Sawirro”

Taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada xoogga dalka Oo Lagu Wareejiyay Dawooyin “Sawirro”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In