Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada xoogga dalka Oo Lagu Wareejiyay Dawooyin “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada xoogga dalka Oo Lagu Wareejiyay Dawooyin “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka Militariga qaybta 21-aad ee fadhigoodu yahay magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa la soo gaarsiiyay dawadii ugu horaysay oo ka timid taliska dhexe, taas oo loogu talagalay in lagu daweeyo ciidamada xanuunsanaya.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Daahir Cali Xasan oo ka mid ah  hawlwadeenada dawayntan samaynaya ayaa radio Muqdisho u sheegay in isla maanta ay bilaabeen  inay baaritaano u sameeyaan ciidanka iyaga oo jooga xarumohooda.

G/sare Xuseen Maxamuud Cosoble madaxa maamulka qaybta 21-aad ayaa wasaaradda gaashaandhigga, taliska Military-ga iyo agaasinka Isbitalka xoogga uga mahadceliyay kaalmada dawada ah ee maanta ka soo gaartay.

Taliska qaybta 21-aad ee Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in baahi loo qabo Isbital ay qaybtan yeelato si adeegga caafimaadka sare loogu qaado.

DSC04058 DSC04062 - Copy DSC04062 DSC04064 DSC04069 DSC04072 DSC04076 DSC04078 DSC04081 DSC04082

Previous Post

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Isbitaal Madiina+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya oo kulmay “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya oo kulmay “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya oo kulmay "Sawirro"

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In