DAAWO SAWIRRADA:- Roob lagu diirsaday oo ka da’ay Cadaado
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa galabta ka da'ay roob ay ku diirtsadeen dadka iyo duunyaba. Roobka oo saacado socday ayaa biyo dhigay baliyada, iyadoo...
Read more











