Tababar u socdey muddo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeye magaalada xuddur ee xaruunta Gobolka Bakool kaas oo loo qabtey maamulada degmooyika gobolka, waxana tababarkani isla kaashanayey Wasaaradda arrimada...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir kula kulmay Safiiraka boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Harriet Mathews oo ay ka...
Read moreXildhibaanka Barlamanka Federaalka ayaa ansixiyay Sharciga Iibka, qandaraasyada iyo dheef-wadaagga Qaranka Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ahaa kalfadhhiga 7aad kulankiisa 19aad waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Mudane...
Read moreUrurka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed ayaa qalab dhismo oo shamiindo ah ku wareejiyay taliyaha Saldhigga booliska Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, halkaasi oo ay ka socoto howlo dib u dayactir...
Read moreMogadishu, 12 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreCiidamada ammaanka ee Dowladda ayaa baaritaan ka wada xaafadda Holwadaag ee magaalada Baledweyne oo ay ku raadinayaan Kooxihii ka dambeeyay dilal ka dhacay shalay halkaasi, si loo horkeeno cadaaladda. Wariyaha...
Read moreXeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahhir ayaa soo jeediyay inay muhiimtahay in la magacaabo Guddiga madaxa banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa iyo kan madaxa banaan ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho