Guddiga amniga ee degmada Xamar weyne ayaa maanta loo soo gabo gabeeyay tababar lagu baranayay xalinta qilaafaadka iyo dowlad wanaaga, kaasi oo ay ka qeyb galeen maamulka degmada, qeybaha kala...
Read moreSafaarada Soomaaliya ee Wadanka Koofur Sudan ayaa ku guuleystay in ay dib xoriyadooda u helaan muwaadiniin Soomaaliyeed oo in muddo ah ku xirnaayeen xabsiyo ku yaalla wadankaas kuwaasi oo loo...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta shir la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka, kaasi oo looga hadlayay arrimo badan oo ay ka midtahay horumarinta...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreMuqdisho, 22 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maanta lagu qaadey xarun ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Read moreWasaaradda Amniga gudaha ayaa ka hadashay weerarkii maanta gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lala eegtay dad shacab ah oo ku sugnaa isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay...
Read moreMuqdisho,August 22, 2015..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u canbaareeyey weerarkii argagaxisanimo ee maanta lagu qaaday xarunta Jaamacadda Kismaayo oo fariisin u ah Ciidamadda Xoogga...
Read moreXaflad lagu taageerayay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee dalka Marykanka. Munaasabadda waxaa ka qeybglay qeybaha kala duwan ee bulshada, iyada oo mudadi xafladu socotay dadkii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho