Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Umadda Musliinta Ah Ugu Hambalyeeyey Sanadka Cusub ee Hijriyada Islaamka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Muslimiinta caalamka hambalyo ku aadan sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka. “Hor iyo horaan...
Read more










