Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo xalay kormeer ku tegay xaafadaha Beladweyne “SAWIRRO”
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Sareeyo guuto Mukhtaar Xuseen Afrax oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa xalay kormeeray xaafado ka tirsan magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasi...
Read more











