Friday, December 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamij loogu magac daray Aada Dugsiyada oo ka bilowday South Africa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Barnaamij loogu magac daray Aada Dugsiyada oo ka bilowday South Africa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamij loogu magac daray (GO TO SCHOOL ) oo Ardayda Soomaalida ee wax barata dugsiyada iyo Jaamacadaha ku yaala magalada Johannesburg ayaa ku qabteen xaafadda Mayfair ay Soomaalida u badantahay.

Kulankan oo ahaa mid waalidiinta iyo kaso qeybgalayasha loogu fa’iideeynayay muhimada waxbrashada ay leedahay iyo sida ubadka loogu bar baarin lahaa in lagu toosiyo wadada uu jahliga ugu bixi lahaa ayaa waxa ka hadlaya goobta oo qudbada kala duwan oo dhamaantood ku qotomay dowrka waxbarasha iyo dhalanyarada Soomaaliyeed waxaana si weyn ugu hadlay  Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika Culima’udiin, ganacsato ,Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah ardayda iyo kaso qeybgalayasha.

Related posts

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025

Intii uu socday barnaamijkaan ayaa sidoo lagu soo bandhigay muuqaallo iyo sheekeeyin ka turjumaya dhibaatada jahliga iyo sida ugu fudud ee loogu bixi karo.

Dhinaca kale Waalidiintii iyo Ardaydii ka hadashay ayaa dhankooda waxbarashada ku tilmaamay inay tahay iftiinka nolosha qofka.

Ugu dambeyntii uqeybsanaha Hidaha iyo Waxbarashada Cabdi Xalane Xirsi oo ka hadlay madasha ayaa sheegay inay Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika in ka Safaarad ahaan ay diyaar u yihiin ka qeybgashada dhalaanka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkani,waxa uu sidoo kale xusey in Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ku dadaashay xiriirka Jaamacadaha Koonfur Afrika, isagoo xusey in Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadaha gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya qaarkood  ay heshiiyso dhinacayo badan la gashay shan Jaamacadood oo laga leeyahay Koonfur Afrika,

Koonfur Afrika Soomaalida ku dhaqan waxa ay u badanyiin dhalinyaro oo aan badankoodi ku mashquulsan ganacsiyo iyadoo ay ka mid tahay Koonfur Afrika ay waxbarashadooda heerkooda sareeyso IMG_0048 IMG_0053 IMG_0073 IMG_0077 IMG_0080 IMG_0083 IMG_0084 IMG_0087 IMG_0123 IMG_0130 IMG_0131 IMG_0133

C/qaadir Axad,Warbaahinta Qaranka,Johannseburg

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo soo xirtay Tababar ku saabsan Dhowridda Xuquuqda Carruurta “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
0

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameerico) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdayu Dalka Suudaan oo...

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warb aahinta qaranka ayaa ka warbixiyay xeerka...

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

December 12, 2025
0

Guddigga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.isagoo gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah, awoodaha uu siinayo dastuurka JFS ,sharciga doorashooyinka qaranka,...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

December 11, 2025
0

Tripoli, 11 December 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeybgaley...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In